Waalidiinta qaaliga ah Caruurta oo idil way jecel yihiin Sheekada Marki loo aqrinayo ama loo sheegayo waxay Caruurta si wadajir ah iyo Canugaada waxay baranayaan Sheeko kala nooc ah Waxaa Hubaal ah in uu Canugaada aad ugu farxayo
Waan bilaabaynaa! Halkaan waxaad ka helaysaa Buug Sawiro leh oo ku qoran Luuqadaada
Laakiin waxaa jirta Faaíido kale. Waayo marki la aqrinayo iyo Sheekada loo sheegayo
● Waxaad qaadanaysaan Adiga iyo Canugaada Waqti fiican
● Waxuu baranayaa Canugaada Kelmedo cusub
● Waxuu helayaa Canugaada Raýi cusub
● Waxuu baranayaa Canugaada, in uu Dadka Kale u naxariisto
● waxuu baranayaa Canugaada Aqoon Cusub
● Waxuu helayaa Canugga Dareen in Asiga Aqriska barto
● Canugga waxuu diyaar u noqonayaa Iskuulka
Bilow si toos ah aqriska
Adiga ayaa dooran karto
Luuqadda aad doonaysid aad jeceshay in aad aqrisid
Luuqad kasta Aqriska waa wax fiican
Kuma jirto Luuqadadda Turjubaanka ?
Taasi wax Dhibaato ah ma laha
Waxaad si sahal Sawirada u eegin kartiin adiga iyo Canugaada
Adigoo u sheegayo Sheeko aad adiga fikirtay
Halkaan Tallooyin Aqriska
U Aqriska Sheeko Maalin kasta way ku haboon tahay!
Aqris 5 Mirir ah waxay leedahay Madadaalo
Iyo ka caawinaysaa Canugaada Korintaanka
Qasab ma aha Buugga Sawirada in aad gebigiisa aqriso
Waxaad aqrin kartaa Bogag kaliya
Goáanka sii Canugaada
Bogaan ayaan Maanta aqrinaynaa
La hadal Canugaada!
Waxaa laga yaaba in uu Canugga soo dhex galo Aqriska
Taasi Dhibaato ma laha
Waxaa muhim ah , waxi la maqlay iyo Sawirada in laga hadlo
Sida ma ku jirtaa Suáal Raadis ah Buugga
Ka dib Adiga iyo Canugaada ayaad ka helin kartaan waxi la raadinayay Buugga.
Sheeg markaas Magaca waxa la raadinayay
Waa isku hal hadii aad Luuqadda Jarmalka ku sheegto ama Luuqad kale
Waxaad adiga fikiri kartaa Suáalo raadis ah.
Sida “ka hel Goob kasta Buugaan wax yaalo”
Qasab ma aha in aad noqotid Qof wax jilaya!
Qasab maha marki aad aqrinayso in aad noqtid Jille
Canugaada sida aad tahay ayuu Raali ka yahay.
Marki aad wax aqrinayso Dareenkaada waa in uu wanaagsanaado.
Waxaad wax u aqrin kartaa mar si Cod dheer ah ama Cod gaaban
Ama si Dhaqsi ah iyo si qun yar ah
Hadba sida ay Sheekada tahay